Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Qaabilay Dhigiisa Burkino Faso Oo Booqasho Ku Yimid Dalka Jabuuti+Sawiro

0
Thursday January 28, 2021 - 10:16:03 in News by
  • Visits: 923
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Qaabilay Dhigiisa Burkino Faso Oo Booqasho Ku Yimid Dalka Jabuuti+Sawiro

    Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Qaabilay Dhigiisa Burkino Faso Oo Booqasho Ku Yimid Dalka Jabuuti+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Oo Qaabilay Dhigiisa Burkino Faso Oo Booqasho Ku Yimid Dalka Jabuuti+Sawiro

Jabuuti(HWN):-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geellle ayaa kulan la qaatay dhigiisa dalka Burkino Faso oo booqasho rasmi ah ku tagay dalkaasi.
May be an image of standing



madaxweynaha jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u soo dhaweeyey madaxweynaha dalka Burkino Faso  Roch Marc Christian Kaboré oo hogaaminaya wefti culus oo ka socda dalkaasi oo booqasho rasmi ah ku yimid Jabuuti.

madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka hadlaya soo dhawayn uu madaarka Jabuuti ugu sameeyey  dhigiisa Burkino Faso ayaa waxa uu yidhi " "Mudane Madaxweyne waxa aan ku farax sanahay in aanu kugu soo dhawaynayo Jabuuti oo ah dhulkii soo dhaweynta soor yaynta iyo wax is dhaafsiga,tan iyo markii aanu ka xorownay heeryadii Gumaystaha waa Maalin Taariikhiya waxa halkan ku soo dhawaynay walaal qaaliya oo ah Madaxweynaha Burkina faso Roch Marc Christian Kabore oo socdaal yimid dalka Jamhuuriyadda Jabuuti".Madaxweynaha dalka jabuuti Ismaciil Cumar Geele ayaa sidaa ka Sheegay kulan uu la qaatay Madaxweynaha dalka Burkina faso oo socdaal ku yimid Caasimada jabuuti.

 
May be an image of one or more people and people standing
May be an image of 2 people and people standing
May be an image of 1 person and standing

Loading...
Loading...