Xildhibaan Guurti Ah Oo Ka Hadlay Codsi Ka Yimid Xukuumada Oo Ku Saabsan Wax Ka Bedalka Mudo Kordhintii Ay Sameeyeen

0
Wednesday January 27, 2021 - 12:51:10 in News by
  • Visits: 1141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Guurti Ah Oo Ka Hadlay Codsi Ka Yimid Xukuumada Oo Ku Saabsan Wax Ka Bedalka Mudo Kordhintii Ay Sameeyeen

    Xildhibaan Guurti Ah Oo Ka Hadlay Codsi Ka Yimid Xukuumada Oo Ku Saabsan Wax Ka Bedalka Mudo Kordhintii Ay Sameeyeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Guurti Ah Oo Ka Hadlay Codsi Ka Yimid Xukuumada Oo Ku Saabsan Wax Ka Bedalka Mudo Kordhintii Ay Sameeyeen


Hargeysa(HWN):-Xildhibaan Saleebaan Garas Seed oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadlay muddo kordhinta ay u sameeyeen Golaha Wakiilada iyo wakhtiga uu Komishanku cayimay inay ku qabanayaan Doorashooyinka iyo Sharcigu wuxuu ka qabo, waxaanu xusay in sharcigu ogol yahay in mararka qaar la jabiyo.




Xildhibaan Saleebaan Garas Seed ooWargeyska Geeska Afrikaarintan wax ka waydiiyey ayaa ugu horeyn ku jawaabay "Anagu waanagii kordhinay, in sharci la jabiyo waa dastuuri, haddii ay ka fursan weydo, maxaa yeelay Dastuurka nin waliba wax buu ku yahay, Madaxweynuhu Dastuurku ayuu Madaxweyne ku yahay, Xisbiyadu Dastuurka ayey Xisbiyo ku yihiin, waa kii Golaha Wasiiradu lahaa Golaha Guurtidu ha nagu raaco ee bisha dambe kowdeeda ayaanu fasixii Golaha ka soo laabanaynaa, kolay anigu ka sii hor dhici maayo, ee waxaynu eegi doonaa wuxuu Golahayaga Guurtidu go’aamiyo, arintana ka yeelo”

Loading...
Loading...