Soomaaliya Maxaa Burburiyey? W/Q Maxamed Cali Ruush

0
Tuesday January 26, 2021 - 20:47:04 in Articles by
  • Visits: 984
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya Maxaa Burburiyey? W/Q Maxamed Cali Ruush

    Soomaaliya Maxaa Burburiyey? W/Q Maxamed Cali Ruush

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaaliya Maxaa Burburiyey? W/Q Maxamed Cali Ruush
May be an image of 1 person, hair, suit and outerwear

Mar ay BBC Somali, waraysatay, Mr. Dhaga weyne, oo ahaa ninkii hogaaminayey SNM, oo soo gashay Hargaysa, 1988-kii, ayaa la waydiiyey sababta ku kaliftay inay hubka u qaataan Dowladii Maxamed Siyaad Barre(AHU), wuxuna yidhi: Marka ay cadaalad daradu badato, ee la is dhagaysan waayo, talo la diido, oo lagu yidhaahdo tayda uunbaa soconaysa, waxay kugu kalifaysaa in gacmaha la iskula tago, wuxu nagula dagaalamay ciidankii iyo cashuurtii ummada Soomaaliyeed, wuxu diiday in laga wada hadlo dalkan la wada leeyahay.


Maanta iyo Somaliland Intaa aad sheegtayba halkanay ka jirtaa,maxaa xala?
1991-kii ilaa maanta uunbaa hadal la wada ku sahabsan sida awooda iyo khayraadka dowlada loo wadaagayo, walina garawshiyo lama hayo?

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...