Xisbiga Kulmiye Oo Dalkii U Qaybiyey Bari & Galbeed Iyo Laba Guddi Oo Loo Magacaabay Soo Xulida Musharixiinta

0
Tuesday January 26, 2021 - 20:24:11 in News by
  • Visits: 2045
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Kulmiye Oo Dalkii U Qaybiyey Bari & Galbeed Iyo Laba Guddi Oo Loo Magacaabay Soo Xulida Musharixiinta

    Xisbiga Kulmiye Oo Dalkii U Qaybiyey Bari & Galbeed Iyo Laba Guddi Oo Loo Magacaabay Soo Xulida Musharixiinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Kulmiye Oo Dalkii U Qaybiyey Bari & Galbeed Iyo Laba Guddi Oo Loo Magacaabay Soo Xulida Musharixiinta

Xisbiga KULMIYE ayaa Magacaabay Guddiyada soo Xulista Musharraxiinta uga qayb galaya Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaannada dalka iyo Gudida Maaraynta Khilaafyada Musharraxiinta.
May be an image of 12 people


Gudddoomiye-ku-xigeenka 2aad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) ayaa waxa uu ku magacaabay saddex guddi oo laba ka mid ahi soo kala xulayaan murrashaxiinta xisbiga Kulmiye uga qayb galaya doorashada ee gobollada dalka iyo guddi heer qaran ah oo ka shaqaynaysa xallinta wixii khilaaf ah ee ka soo noqon kara hawsha diyaarinta murrshaxiinta.

Gobollada Togdheer, Sool iyo Sanaag, waxa loo magacaabay guddi ka kooban 14 xubnood oo uu Guddoomiye u yahay Md. Baashe Maxamed Faarax oo ah Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland,waxaana Magacyadoodu kala yihiin sidan.

1.Baashe Maxamed Faarax guddoomiye

2.Jaamac Xaaji Maxamuud Cigaal

3.Yuusuf Mire Maxamed

4.Yaasiin Maxamuud Xiir

5.Mustafe Cali Bile

6.Cumar Cali Bede

7.Siciid Sulub Maxamed

8.Saleebaan Warsame Guuleed

9.Saleebaan Cabdi Cabdilaahi deerag

10.Axmed Nuur Faahiye

11.Ismaaciil Xalane Daahir

12.Nasra Maxamed Yuusuf

13.Xaawa Maxamuud Maxamed

14.Cali Xasan Maxamed

Sidoo kale Gobollada Maroodi-jeex, Awdal iyo Saaxil ayaa waxa loo magacaabay guddi ka kooban 
15 xubnood oo uu guddoomiye u yahay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan Sacad (Saajin) oo ah Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska.waxaana Magacyadoodu kala yihiin.

1.Maxamuud Xasan Sacad

2.Maxamed Muuse Diiriye

3.Cabdiraxmaa Cismaan Caalin

4.Cabdiqani Maxamuud Caateeye

5.Axmed Muumin Seed

6.Cabdiweli Sheekh Cabdilaahi Sheekh Suufi

7.Cabdicasiis Maxamed Samaale

8.Maxamed Axmed Maxamuud Cawed

9.Axmed Xasan Aadan

10.Cabdilaahi Abokor Cismaan

11.Maxamed Cabdilaahi Cabsiiye

12.Maxamed Xaaji Aadan Cilmi

13.Maxamuud Ibraahim Maxamed

14.Nasra Maxamed Cabdilaahi

15.Aamina Cilmi Fariid

Dhinaca kale waxa loo Magacaabay Guddi ka kooban 6 xubnood oo ka shaqaynaysa maaraynta khilaafyada musharraxiinta u tartamaya doorashada golayaasha Wakiillada iyo kuwa Degaannada dalka ee xisbiga KULMIYE.

1.Axmed Faarax Cadare

2.Cabdikariim Axmed Maxamed

3.Saleebaan Yuusuf Koore

4.Liibaan Yuusuf Cismaan

5.Cumar Cali Cabdilaahi

6.Sahra Saleebaan Cawil.

Loading...
Loading...