33 Dugsi maxaanu kagga qadney wasiir ''...W/QAxmednur Guruje

0
Tuesday January 26, 2021 - 15:25:13 in Articles by
  • Visits: 891
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    33 Dugsi maxaanu kagga qadney wasiir ''...W/QAxmednur Guruje

    33 Dugsi maxaanu kagga qadney wasiir ''...W/QAxmednur Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

33 Dugsi maxaanu kagga qadney wasiir ''...W/QAxmednur Guruje
May be an image of Ahmed Nour Guruje, hair, outerwear and sunglasses


Halkan waxaa ku qoran liiska 33 Dugsi oo ku jirra Miisaaniyadda Qaranka kuwaasoo Dawladdu dhisayso sanadka 2020-2021 , 33 Dugsi hal Dugsi ayaa kagga jira Cadaadley iyo Saba-wanaag kaasoo ah Dugsigga Ismaaciil yoonis Iskuul kale kuma jirro Deegaanka balaadhan ee Bariga Hargaysa , sidaa markay tahay waxaa is waydiinle sababta Wasaaradda Tacliintu 33 Dugsi oo la dhisayo uga qadisay Deegaankaas .

Dadka degaankaas oo horre uga maqnaa Miisaaniyadda Qaranka hadeerna ka maqan Qorshaha wasaaradda waxbarashada waxaan u sheegayaa balanteenu waa inaan Qorshaha Qaranka iyo Deegaankaa dulman is barro oo aydaan mashaariicda mar dambe ka qadin Ilayn miisaaniyad aydaan ku jirin la ima dhafin karee .
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...