Nooc cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida ku sii faafaaya

0
Monday January 25, 2021 - 07:29:04 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nooc cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida ku sii faafaaya

    Nooc cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida ku sii faafaaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nooc cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida ku sii faafaaya

WASHINGTON(HWN):-Nooc cusub ee Virus-ka Corona ee dabayaaqadii sanadkii 2020-kii lagu arkay dalka Britain ayaa si xawli ah ugu sii fidaya dunida.



Wadamada ku yaalla qaaradda Yurub ayaa dedaal xoogan ugu jira sidii ay uga hortagi lahaayeen faafitaanka noocan cusub ee Virus-ka, iyadoo muddo sanad ah lala tacaalayay COVID-19.

Dalka Norway ayaa lagu soo rogay xayiraado adag oo si gaar ah u samaynaya magaalada Oslo ee caasiamdda ah iyo sagaal degmo oo kale kadib markii ay dhawr qof ugu dhinteen xanuunka, in ka badan 20 qofna uu soo ritay noocan cusub ee Virus-ka.

Wadamada Sweden iyo Finland ayaa iyaguna xuduudahooda adkeeyay, islamarkaana soo rogay sharciyo cusub oo dhinaca guryaha ah.

Xigasho:-VOA-Somali


Loading...
Loading...