Caqabaddan Somaliland Haysta Kulmiye Ayaa Dhigay Laga Soo Bilaabo 2010kii

0
Wednesday May 01, 2019 - 09:28:16 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1318
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caqabaddan Somaliland Haysta Kulmiye Ayaa Dhigay Laga Soo Bilaabo 2010kii

    Waxaynu u Soo joognay danguud boobkii, Boobiddii Gudoomiye Baarlamaan ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaynu u Soo joognay danguud boobkii, Boobiddii Gudoomiye Baarlamaan ,
dhiiggii KU daatay sida maalaayacniga doorashooyinkii Dawladaha hoose u dambeeyey, dagaalkii wixishnimada ahaa ee Madaxtooyadii KU Soo qaaday Gudoomiyhii Baarlamaanka IYO golihii baarlamaanka, Boobiddii Musharaxii ucid iyo baabiintii Xisbigii Ucid, danguud boobkii IYO reerbmiyigii dagaalka laga dhex oogay ee dadkii KU bahaloobeen ee banaysteen dilka aan loo aabo yeelayn iyo Ciidan beeleedyada Hargeysa laga shidaaliyo weli raggii labada reer ISKU dirijiray oo siiba dalacay ayaa Xukumay Ciidan beeleedka Daraakiisha reer Awdal laayey.


Maanta Waxaa hubaal in kursi qudha oo Dawladda IYO Xukuumadda oo ciddii xaq u lihi KU fadhidaa ma jiro , Madaxweyne Ka soo bilaw Baarlamaan , Guurti, Maxkamad SARE Xeer ilaaliyayaal Ciidamo waa wada bug , waxa Askartu isu laynayaan iyana loo laynayaa wax kale Maaha was Faladnimadii oo la fashiliyey. Hadda waxaa qaar madax guusheega la leeyahay waxaa kubqud badaysaan Xusbiga WADANI ma jiro dhaha taasoo micnaha KU hoos jiraa yahay Kulmiye iyo Ucidna ma jiraan DADKIIBAA CAQLIGII DOONI LAGA SAARAY OO DUBAI LOO IIBGEEYEY.

iImika sida kooxdani WADANKII Ka dhigtay ma caqli baa anaa Basrlamaankii HAYSTA Madaxweynihii haysta Guurtidii haysta ,Makamadihii haysta , ciidamadii haysta comissionkii 6 haysta marka lagu daro Ka Ucid re Maqaar saarka ah ADNA Wadaniyaw mid hayso oo kaalay ila Tartan Waxaa Dawlad laguma sheego iskeeday ISU dumin hadday shacab dumiya waydo xitaa.

Madaxweynuhu dadka UU hibeeyey Kulmiye ahaan ayuu leeyey ha la soo QABTO kuwa askarta laayey imisaa gooroo horay dad laayeen oo hub iyo lacag loogu daraayey Maantana Cid la soo qabanayaa ma jirto ee waa hadal Hawada loogu talagalay iyo SHACAB DHEGABARJAYN.
KULIMIYE WUU FASHILIYEY

SOMALILANDNIMADII waanuu khasaareey halgankii ummadda iyo dib ula soonoqoshadii geliyeen. Anigu waxaabaan la yaabanay waxa reer Sool iyo Sannaag iyo Garhajis ,Arab Damaroon iyo Gabooye Jeegaantu intii Caafimaad qabta ee nolol ummadeed iyo Dion Dan Ka lihi.waxay Inay reer Somaliland yihiin UGA baryayaan 10
NIN OO budhcadoobay.

WAAR runta ha la ISU sheego oo budhcaddan hangool hs lagu QABTO.

M Bashe
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...