Waa Imisa Lacagta Deebaajiga Ah Ee Laga Rabo Musharixiinta Wakiilada Iyo Deegaanada?

0
Sunday January 24, 2021 - 12:15:00 in News by
  • Visits: 3662
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Imisa Lacagta Deebaajiga Ah Ee Laga Rabo Musharixiinta Wakiilada Iyo Deegaanada?

    Waa Imisa Lacagta Deebaajiga Ah Ee Laga Rabo Musharixiinta Wakiilada Iyo Deegaanada?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Imisa Lacagta Deebaajiga Ah Ee Laga Rabo Musharixiinta Wakiilada Iyo Deegaanada?
May be an image of text that says 'Qodobka 68aad Deebaajiga musharixiinta doorashada Golaha Wakiillada Musharaxiinta u tartamaya xubinimada Golaha Wakiillada waxay bixinayaan deebaaji aan celis lahayn oo dhan SL/sh 40,000,000 (Afart milyan 00 shillin oo lagu bixinaayo xafiiska cashuuraha berriga ee wasaaradda maaliyada.'

May be an image of text that says 'PUONITIN B ORTCIAL CAODALTALCALSIL AZENL Qodobka 83aad Deebaajiga Musharaxiinta Doorashada Golayaasha Deegaanka Musharaxiinta u tartamaya xilalka waxay bixinayaan midkiiba deebaaji aan celis lahayn, oo kala noqonaya sidan:- a) SL.sh. 15.000.000 (Shan iyo toban oo shilin) Mushariixnta u milyan tartamaya Dagmooyinka Darajada A. b) SL.sh. 7.000.000 (Todoba milyan Mushariixnta u tartamaya shilin) Dagmooyinka darajada B. (Afar Milyan oo Shilin) c) S1.Sh 4,000,000 tartamaya Dagmooyinka Mushariixnta u oo'
Loading...
Loading...