Khudbaddii Xumbo-weyne Ee Mohamoud Hashi.
Waxaynu ognanahay inaanuu Binu Aadmigu ahayn quraarad wax lagu shubo oo lagu daboolo ee uu ilaahay samac iyo basar iyo aragti feel dheer siiyey.
KHUDBADDII wasiirkii hore Madaxtooyadii Xukuumaddii hore ee Siilaanyo
WAXAY fashililisay Inay farsamo Xumadii Xukuumadda uu Ka midka ahaa Inay
KU dhex luntay lacagtii Malaaayiinka Ka ahayd ee biyo gelintii
Hargeysa WAA XUMBO WEYNE E waa sheegtaa ma dhaafto WAXAY taasi
sheegaysaa in xoolihii ummadda inta la qaybsaday oo Xukuumaddii iyo
Madaxtooyadii Ka kaw ahaayeen Xabaal bilaashtii ummadda loo qodayey wax
kastoo kaloo dhaqaalihii iyo caawimooyinkii in lagu lunsaday dabadeed
farsamo xumo la qirtay adduunkiinii oo dhan laga wada dhereg yet ninba
inta Xaaraan uu haysto maanta meelaha xoolihii yaalliina la wada
ogyahay. Wuxuu distoorka iyo Diintuba sheegaysaa in investigation laga
bilaabo Mohamoud Xaashi iyo ciddii Xoolahaa Malaaayiinka ah ee Farsamo
xumada lagu lunsaday loo tirinaayo.
Xaaraanba ha noqoto lacagta xaddigaa lihi ee waxaa baadhid u baahan
lacagtii ma wadankay gashay Mise debeddaa loo saaray. Madaxweyne
Siilaanyo waxaa cad intuu joogayba in Farsamo xumo jirtay WADANKU a KU
khasaaray mashaariicdii Caawimooyinka ahayd oo dhan. Maxamoud hadalkii
sii iyo KHUDBADDII sii Wuxuu KU Calaalay inuu Xukuumadda Muse Biixi
intay u joojisay inuu u joojinayo oo Wuxuu Soo qaatay Gabayaagii
Gabayaagii Xaddi ee ABAALBADAN ABAAL BADHA NINBA KIISA KAAN UGU BEDELI
BEERKA ka OGSOONI.
Wuxuu kaluu KHUDBADDII raacayey Malaayiinkii xumbo weyne waxaa qaatay
Shirkado iyo ciddii Contracts siisay Aniga waxba kamaan qaadan Xoolahaa
maanta aan haysto Ayeydaybaa iiga dhimatay. SHACABKA taa u daynayaa
Hadaba waa yaabe Xukuumadaha reer Somaliland ee wadanka Ka taliya
miyey Ka iibsamaysaa intay caawimooyinkii jeebadaa KU shubtaan anigu
shaqo kumaanaan lahayn .sidaa markay socoto miyaanay afku googoayn
beenta sad u waaweyn maxaase laga rumaystaa.
M Bashe
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!
Loading...
Loading...