Dowladda Qatar oo Bilowday Olole Cusub oo Doorashooyinka la Xiriira

0
Sunday January 17, 2021 - 14:38:30 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 930
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Qatar oo Bilowday Olole Cusub oo Doorashooyinka la Xiriira

    wada hadleen sii xoojinta xiriirka Iskaashiga ee Labada wadanka ka dhexeeya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wada hadleen sii xoojinta xiriirka Iskaashiga ee Labada wadanka ka dhexeeya.




Wasiirka Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha JFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa

 maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Qatar u fadhiya Soomaaliya Mudane Hassan Hamza oo ay ka 

wada hadleen sii xoojinta xiriirka Iskaashiga ee Labada wadanka ka dhexeeya.



Kulanka waxaa Sidoo kale looga hadlay Arrimaha mashaariicda sidii loo dar-dar galin lahaa tasoo muhiimad 

weyn u leh dalkeenna, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Qorsheynta Qarank Mudane Cabdulqaadir Maxamed 

Aaadan ayaa Goobjog ahaa kulankaas.

Loading...
Loading...