Dowlad Deegaanka Somalida Oo Heshay Maalshigii Ugu Weynaa

0
Sunday January 17, 2021 - 14:46:42 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 3029
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dowlad Deegaanka Somalida Oo Heshay Maalshigii Ugu Weynaa

    Maalqabeenad Reer Sacuudi Ayaa Siweyn Ugu Mahadceliyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalqabeenad Reer Sacuudi Ayaa Siweyn Ugu Mahadceliyay


No description available.


Xarunta Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Waxaa Gaaray Wafdi Maalqabeeno Ah U Dhashay Dalka Sacuudiga Kaaasi Oo Uu HOGAAMINAAYAYSheikh Ramse Abdul Aziiz (Al Khuqayra).

Sheikh Ramse Abdul AziizOo Ka Mid Ah Maalqabenada Dalkaasi Sacuudiga Ayaa Leh Shirkad Shidaal Oo Ku Taala Dalkaasi.

Wafdiga Maalqabeenada Sacuudi-Yaanka Ah Ayaa Lagu Soo Dhaweeyay Garoonka Wiilwaal Ee Magaalada Jigjiga Waxaaana Soo Dhaweynta Ka Qayb Galay Masuuliyiin Ka Tirsan Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ay Ka Mid Yihiin Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha Mudane Hassan Mohamed Husien, Wasiirka Xafiiska Warfaafinta Mudane Ali Badal Iyo Masuuliyiin Kale.

Maalqabeenka Reer SacuudiSheikh Ramse Abdul Aziiz Ayaa Sheegay In Sababta Aay U Tageen Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Aay Tahay Hirgalinta Mashaariic Ku Kacaya 2bilon Oo Dollar Aay Ka Hirgalin Doonaan Halkaasi

 

Sheikh Ramse Abdul AziizAyaa Sigaar Ah U Sheegay Inay Balaayiin Doolan Ku Bixin Doonaan Maalgalinta "Tamarta Laga Dhaliyo Quwadda Korantadaā€¯ Isagoona Sheegay Inay Wadaan Qalab Casri Ah Oo Korontada Looga Dhaliyo. Sido Kole Waxaa Uu Sheegay Sheikh Ramse Abdul Aziiz Inay Maalgalin Ka Sameen Doonaan Guryo Wadareen Gaaraaya 10,000 Oo Guri. 2daas MASHRUUC Ayuu Ku Sheegay Inay Wajiga Koobaad Fulin Doonaan Balse Aay Xigi Doonaan Masaariic Kale Oo Aay Doonayaan Inay Dhawaan Ka Daah Furaan Dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Maalqabeenad Reer Sacuudi Ayaa Siweyn Ugu Mahadceliyay MADAXWEYNAHA Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Aay Sheegeen Inuu Si Dhaw Ula Fahmay Faaidada Deegaanka Uleeyahay Masheruucani Si Lagu Guulaysto.

Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha Mudane Hassan Mohamed Husien Ayaa Sheegay In Mashruucani Oo Wax Badan U Tari Doono Dadka Ku Dhaqan Degmada Jigjiga Oo Mashruucani Ka Bilaaban Doono. Isagoona Wsiirku Sheegay Inay Diyaariyeen Dhulkii Aay Maalgashiga Ka Sameenayaan.

 

Wasiirka Xafiiska Madaxweynaha Mudane Hassan Mohamed Husien Ayaa Dowlada Hormaray Ugu Baaqay Inay Ka Faaidaystan Fursada Maalgashi Eek A Banana Dhulka Deegaanka Soomaalida.

 

Intaa Ka Dib Fadiga Maalqabeenada U Dhashay Dalka Sacuudiga Ayaa Kulan Gaar Ah Ugu Tagay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Mudane Mustafe Mohamed Cumar Oo Aay Kala Hadleen Muhiimada Mashruuca Aay Ka Fulinayaan Deegaanka Soomalida, Isagoona Maxdaxweynuhu U Sheegay Inay Si Dhaw Ula Shaqeenayaan Cidkasta Oo Doonaysa Inay Maalshi Ka Samaysato Dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida.

 

Dhawaan Ayay Ahayd Markii Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Uu Maalqabeenada Dunida Usoo Jeediyay Inay U Furan Tahay Fursad Maalgashi Oo Aay Ka Sameestaan Dhulka Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya..



Loading...
Loading...