Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Ayaa Lacag Ugu Deeqday Inantii Yared Ee Gabadhii Ay u Shaqeeynaysay Ku Tacadiyaday

0
Saturday January 16, 2021 - 14:20:44 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1865
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Shaqo Galinta Iyo Arimaha Bulshada Ayaa Lacag Ugu Deeqday Inantii Yared Ee Gabadhii Ay u Shaqeeynaysay Ku Tacadiyaday

    waxaynu u baahanahey in ay aynu dhamaanteen caawino,waynu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaynu u baahanahey in ay aynu dhamaanteen caawino,waynu




Filsan Xuseen KhaliifOo ka tirsan masuuliyiinta wasaaraddaShaqo Galinta arrimaha bulshada iyo Qoyska Somaliland ayaa facebookeeda ku Daabacday Qoraal Nuxurkiisu Yahay



 

Waxaa Maanta xafiiska noogu yimid ayaan iyo aabaheed.ayaan aabaheed wuxuu ka yimi miyii,waa aabo danyar ah oo duruufi ka muuqato.waxaan mushaherkeyga ka siiyey$200. maaha laceg badan,laakiin waa in aynu kheyrka iskaga dayanaa,waxaanan u bixiyey allah dartii waxaanan u niyeystay waalidkey.


waxaynu u baahanahey in ay aynu dhamaanteen caawino,waynu badali karnaa nolosha ayaan.


inagoo wanaaga isku kaashaneyna waan u mahedcelinayaa cid kasta oo ka qayb qaadatey si ay ayaan cadaalad u hesho,gaar ahaan agaasimaha guud ee wasaarada shaqo Galinta arrimaha bulshada iyo qoyska.

Loading...
Loading...