Cabashooyin Dadweynaha Ee Ay Ka Cabanayaa Booliiska

0
Saturday January 16, 2021 - 12:20:08 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabashooyin Dadweynaha Ee Ay Ka Cabanayaa Booliiska

    Iyo Talo Ku Socota Jananka Guud Ee Ciidanka Booliska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyo Talo Ku Socota Jananka Guud Ee Ciidanka Booliska



Mudane Taliye waxaa isa soo taraysa cabasho badan oo shacabka

Somaliland ka qabaan booliiska si-gaara waxaa baadhista ee saldhigyada

booliska taliye waxaan kusoo jeedinayaa inaad dabagal buuxa ku sameyso

saldhigyada booliska caasimada hargeysa madaxyada danbi baadhista ee

casimada waxay ku dhex milmeen dacwadaha dhulka waana meelaha cadalada

booliska oo ah in ay kiisaska baadhan ay had iyo jeer ka qaloocatay iyogoo

shacabka ula dhaqma in ay kusoo eedeyaan criminal halka ay jiraan iney si

cadalada kiisaska u baadhan waxaad toos u arkeysa laba muwadin oo dacwadi

ka dhaxayso iyagoo isticmalaya power waliba raacaya hadba kii xaga jeebka ku

roonada

Taliye shacabku aad ayay adiga kaga mahad sheganayaan lakiin waxaa laga

codsaayaa inaad reform ku sameyso madaxyada danbi baadhista

saldhigyada oo aad usoo xusho dad ilahay ka cabsanaya aana lahayn wax

balwada taas keliya aaaya wax ka bedelaysa , shacabku waxay ka sugayaan

inaad si degdega howlaha wax uga qabato



Alla mahad leh

Mukhtar miigane

Gobolka Gabilay

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...