Cali Guudlaawe Iyo Qoor Qoor Oo Kulan Yeeshay

0
Saturday January 16, 2021 - 09:02:33 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 918
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Guudlaawe Iyo Qoor Qoor Oo Kulan Yeeshay

    Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha ayaa ah kuwo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha ayaa ah kuwo




Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha Xukuumadda, waxaana ay kala hadleen arrimo kala duwan, waxaana waxyaabaha sida wey looga hadlay ka mid ahaa sidii loo gaari lahaa xal siyaasadeed dhab ah, maaddaama la isku khilaafsan yahay waxyaabo ay ka mid tahay doorashada dalka ka dhici doonta.

Wasiirada, Wasiir Kuxigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha ayaa ah kuwo matala intooda badan Maamulada Galmudug iyo Hir-Shabeelle, waxaana la sheega kulanka diiradda lagu saaray xaaladda amniga, doorashooyinka deegaanada ay matalaan oo xilligan ka mid ah meelaha ugu liita ee xaaladahooda amni, horumar ka iyo adeegyo aas aasi ah.

 

Sidoo kale Wasiirada ayaa ka dalbaday Madaxweynayaasha labada dowlad Goboleed inay raadiyaan xuquuqda matalaadda Gobolka Banaadir.


Loading...
Loading...