Gudoomiye Cirro Oo Booqday Qaar Ka mida Ah Cisbitaalada Ceerigaabo SAWIRO
Waxaanu Cisbitaalada La Kulmay Shaqaalaha ka Howla gala Kuwaas Uu
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa kormeer indho-indhayn ah ku tagay Cisbitaalka weyn ee magaaalada Ceerigaabo iyo Cisbitaalka Gaarka loo leeyahay ee Sanaag Specialist Hospital.
Waxaanu Cisbitaalada La Kulmay Shaqaalaha ka Howla gala Kuwaas Uu ka Waraystay Xalaada Caafimaad Ee Magalaada Ee Ceerigaabo Iyo Intaa U Leegyahay Adeeg Caafimad Ee Ay U Fidiyan Bulshada Ku Dhaqan Gobalka Sanaag
![]() |
![]() |
![]() |
Loading...
Loading...