Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Cadaani Oo Difaacay Khudbad Uu Jeediyay Madaxweyne Muse Biixi

0
Friday January 15, 2021 - 14:14:47 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirkii Hore Ee Warfaafinta Somaliland Cadaani Oo Difaacay Khudbad Uu Jeediyay Madaxweyne Muse Biixi

    Qalbigiisa Anaa Og Madaxweynaha Hadalkiisa Waa La Siyaasadeeyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qalbigiisa Anaa Og Madaxweynaha Hadalkiisa Waa La Siyaasadeeyey

No description available.



Wasiir Hore Ee Warfaafinta Somaliland Cisman Abdilaali Saxardiid Cadaani Ayaa Si Adag u Difaacay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Uu Ka Jeediyay Ee deeganka Agabar

Wuxu yidha

"Qalbigiisa Anaa Og Madaxweynaha Hadalkiisa Waa La Siyaasadeeyey, Anigu Madaxweynaha Dabadii ayaan Xisbiga Kulmiye Ka Sharaxanahay".

Loading...
Loading...