Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Dalka Ugaandha

0
Friday January 15, 2021 - 09:31:11 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 2441
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Dalka Ugaandha

    Murashixinta la baratameysa waxaa ugu cad-cad Robert Kyagulanyi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murashixinta la baratameysa waxaa ugu cad-cad Robert Kyagulanyi,




Ololihi doorashada dalka Uganda ayaa waxaa hareeyay rabshado ka dhan murashixiinta mucaaradka iyo taageerayaashooda, iyadoona haatan ay jiraan baqdin ah in ay dhacaan rabshado hor leh

 

Madaxweynaha 76-jirka ah ee talada haya Yoweri Museveni, oo muddo 35 sanadood ah dalkaasi soo xukumayay, ayaa doonaya in shanta sano ee soo socota mar kale la doorto.

 

Murashixinta la baratameysa waxaa ugu cad-cad Robert Kyagulanyi, oo loo yaqaan Bobi Wine oo 35 sano jir ah, kana tirsan baarlamanka dalkaas.

 

Dalka Uganda oo ay ku nool yihiin Soomaalida badan ayaa laga cabsi qabaa inuu saameeyaan doorashada ka socota dalkaasi.

 

Cabsi xoog leh ayaa laga qabaa in dalka Uganda uu lugaha la galo khalalaaso iyo jahwareer siyaasadeed.


Loading...
Loading...