Xukuumadda Somaliland oo hadda ka jawaabtay haweenayda inanta shaqaalaha ah muuqaalka ka duubtay.

0
Thursday January 14, 2021 - 16:03:03 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 4184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumadda Somaliland oo hadda ka jawaabtay haweenayda inanta shaqaalaha ah muuqaalka ka duubtay.

    Wasaaradda shaqo-galinta arrimaha bulshada iyo qoysku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda shaqo-galinta arrimaha bulshada iyo qoysku


Image may contain: people standing and outdoor


War kasoo baxay masuul ka tirsan wasaaradda arrimaha bulshada Somaliland ayaa lagu sheegay in Ay Ciidamada Booliska Somaliland ay maantaTageen guriga ay ka shaqaynaysay Gabadh yar oo ay muuqaal hanjabaad ah ka duubtay haweenay ay u shaqaynaysay.



"Wasaaradda shaqo-galinta arrimaha bulshada iyo qoysku waa saaxiibka bulshada,wasaaradu waxay qaadey talaabo deg deg ah,si loo sugo amaanka inenta yar gabadhii ku tacadideyna loo mariyo sharciga , walina dacwadu waa socdata , waxaan saaka tagney guriga ay dagentahey Samsam anaga oo adeegsaneyna ciidamada policeka".

Filsan Xuseen Khaliif oo ah agaasimaha waaxda qorsheynta ee wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada , ayaa baahisay qoraalkan iyo sawirada ku lamaan.


 

Loading...
Loading...