Marwo Edna Aadan Iyo Masuuliyiin Kale Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Dhagaxle Ee Soomaalida Itoobiya oo ay Degto Beesha Arap Wayne.

0
Wednesday January 13, 2021 - 20:10:23 in News by
  • Visits: 3541
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Marwo Edna Aadan Iyo Masuuliyiin Kale Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Dhagaxle Ee Soomaalida Itoobiya oo ay Degto Beesha Arap Wayne.

    Marwo Edna Aadan Iyo Masuuliyiin Kale Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Dhagaxle Ee Soomaalida Itoobiya+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marwo Edna Aadan Iyo Masuuliyiin Kale Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Dhagaxle Ee Soomaalida Itoobiya+Sawiro

Jigjiga(HWN):-Marwo Edna Aadan Ismaaciil iyo masuuliyiin kale oo wehelinaya ayaa maanta socdaal ku gaadhay deegaanka Dhagaxle oo ka tirsan degmada Gursum ee deegaanka soomalida Itoobiya.





Marwo Edna iyo wakiilka somaliland u qaabilsan qaramada Midoobay Maxamed Warsame Ducaale iyo masuuliyiintii wehelinayey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey deegaanka Dhagaxle ee degmada Gursum,halkaas oo ay ku qaabileen dhalinyaro si weyn u qaabilay.


Marwo Edna Aadan iyo masuuliyiinta wehelinayey ayaa socdaalkooda ku soo maray beeraha wax soo saarka badan leh ee Dhagaxle iyaga oo halkaasna kormeer ku soo maray beero ay ka soo go’aan dalagyo kala duwani.


Ujeedada socdaalka ay marwo Edna Aadan Iyo masuuliyiinta wehelinaya ku tageen deegaanka Dhagaxle ee degmada Gursum ayaan ilaa hada soo bixin balse deegaanka dhagaxle iyo guud ahaan degmada Gursum ayaa dadka ku nool waxay deegaan wadaag yihiin marwo Edna iyo masuuliyiinta kale ee maanta booqashada ku tagay.


Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing
Image may contain: 8 people, people standing and outdoor
Image may contain: 8 people, people standing

Image may contain: 4 people, people standing and outdoor
Image may contain: 4 people, people standing and outdoor



Loading...
Loading...