'' Soodaan Iyo Ethopia Oo Qarka U Saaran Dagaal Ka Dhex Qarxa ''.

0
Wednesday January 13, 2021 - 09:39:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    '' Soodaan Iyo Ethopia Oo Qarka U Saaran Dagaal Ka Dhex Qarxa ''.

    W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ahmed Nour Guruje

Dawladda Itoobiya ayaa ciidamo balaadhan ku daad guraysay xuduudka ay la leedahay wadanka Soodaan , labadda ciidan ayaana isu jira sidda la sheegayo masaafo aad u yar xaaladuna waa mid kacsan oo mar walba xabaddu afka ka bixi karto .



Dhinaca kale , wamadda Masar , Ereteriya iyo Koonfurta Soodaan ayaa iyaguna si toosa ugu lug leh xiisadda ka dhex aloosan wadamada Soodaan iyo Etoobiya , ciidamadda wadamadaas ayaana la kala safan labada wadan ee khilaafku ka dhex oogan yahay .


Hadii sidda la saadaalinayo dagaalkaasi qarxana wuxuu noqonayaa dagaal la midda kii dabayaaqadii sideetamaadkii  wadanka Angola ku dhexmaray wadamada Kuuba  , South Afrika iyo jabhadihii Unita iyo Anglo ama dagaalkii Saiir kku dhex maray wadamada Uganda , Ruwanda , Brundi, Marooko iyo Kenya .


Si kastaba ha ahaatee , Gobolka Geeska Afrika ayaa u muuqda in uu cagta saarayo dhabihii bariga dhexe cagta saaray badhtamihii qarnigii dhamaaadey .

 

W/Q: Ahmed Nour Guruje

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...