Aadugan Xanuunke, Dunidii Asiibay, Inta Uu Inaga Dilay, Ummadahamidoobiyo Afrika Masuul Ka Ah.

0
Wednesday January 13, 2021 - 09:31:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aadugan Xanuunke, Dunidii Asiibay, Inta Uu Inaga Dilay, Ummadahamidoobiyo Afrika Masuul Ka Ah.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B.],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Ha loo diro liiska hayda xuquuqal insaanka,inay dadkaasi u dhinteen cunaqabataynta nalaga saaray aqoonsigayagii,aanu ku lahayn aduunka.

Lis Dairy

AADUGAN XANUUNKE,ADUUNYAD HALEELAY,

INTA UU INAGA DILAY,UMMADAHA MIDOBIYO,

AFRIKA MASUL KA AH,URURKAY KU SHEEGAN,

AQOONSIGENI DIIDIYO, EYDA XAMAR U TALISE,

ARIMAHENA LAGU XIDHAY,MASE ODHAN ILAHAY,

ASASKIYO XABAALAH,INTII DHIMATAY TIRA KOOB,

ADUUN KU DOONIMAYNE,KUWA U DOODA ADMIGA,

DAWLADAHA ISLAAMKIYO,ISRAA’ILBA GAADHSII,

ALLAHAYBA ABUURAYO,ISAGUUNBA ILAASHADA,

ABIDKOOD U HIISHOON,AFWEYNE IYO DIRKIISIYO,

USKAGII KA SOO HADHAY,AARGOOSI WELI RABA,

DUNIDUNA  NOOGA EEXDEEN,AWOODEENI SIIYEEN,

INKASTABA HA GAADHEE,AYAANTAYDU WAY IMAN.

                                   ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...