Berbera oo Noqonaysa Magaalada ugu Korontadda Jaban Somaliland

0
Tuesday January 12, 2021 - 19:28:18 in News by A. Asbaro
  • Visits: 1860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Berbera oo Noqonaysa Magaalada ugu Korontadda Jaban Somaliland

    Hargeisa(HWN):-Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa wada qorshe lagu jebinaayo Qiimaha laydhka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(HWN):-Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa wada qorshe lagu jebinaayo Qiimaha laydhka

Hargeisa(HWN):-Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi ayaa wada qorshe lagu jebinaayo Qiimaha laydhka ee magaaladda Berbera, kadib markii ay gacanta dawladda soo gashay mashruucii SOLAR-systemka ee ay Xukuumadda Imaaraatka Carabtu ugu deeqeen Dalka.



Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa shirkaddaha laydhka u soo jeediyey in Qiimaha laydhka ama Korontadda laga dhigo $0.10 cent per unit.

"Shirkada Laydhka Berbera Siiyaa Mar Hadii Laydh Cadceeda Laga Dhalinayo Lagu Wareejinayo Waxan Ka Codsanayaa Inay Qiimaha Laydhka Shacabka Ka Siiyaan 10 Cent Per Unit” Ayuu yidhi Wasiir Sacad Cali Shirre.

Maamulka gobolka iyo shirkaddaha laydhka ayaa isla qaatay in laga bilaabo bisha labaad ee foodda innagu soo haysa ee Feebberwerri Qiimaha laydhka Berbera uu noqon doono $0.10 per unit oo dhigta 800 oo Shillinka Somaliland ah.


Loading...
Loading...