Ma Balwad Baad Leedahay: Sheeko Dhex Martay Wasiir Hore Hinda Jaamac Iyo Gabadh Wasaaradda Shaqo U Doonatay!

0
Tuesday January 12, 2021 - 08:54:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Ma Balwad Baad Leedahay: Sheeko Dhex Martay Wasiir Hore Hinda Jaamac Iyo Gabadh Wasaaradda Shaqo U Doonatay!

    "Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaanjiraye.."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaanjiraye.."

May dhoweyn laakin weli maan ilaawin hadal ay igu tidhi Ex  hindo gaani waxay ahayd mar aan xafiiskeda ugu tegay kadib markii lay sheegay inay qaadanayso shaqale cusub iyo kuwo xereysanayey cvga shaqo qaran  sadex jeer oo layga so celiyey albaabka  maalin afraadi ayaa laysi daayey marki aan la kulmay kadib waxan u sheegay ujeedadi aan usocday aniga oo la wadagey baahiyahaygi aas-asiga aha  dhawr su.aalod oo ay iwaydisay waxa  igu layaab badnaa  markay iigu tidhi, madiga oo intan leeg baad donaysa inaad shaqaysato, ma balwad baad ledahay hablaha yar yar ee gurigoda kaso baxa ma jecliye!!! Isla markiba aniga oo aan u jawabin ayaan xafiiski uga baxay.



Ex hindo gaani sorry  eedo inbadan baan sugaynay xilka qaadistaada.


Waa lagu digtaa ruux haduu kuu darnaanjiraye..

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...