Dibuunbu U Soo Noqon, Hadduu Mawdku Daayo, Distoorka U Furano, Denbigaar Ah Muu Gelin

0
Sunday January 10, 2021 - 08:53:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dibuunbu U Soo Noqon, Hadduu Mawdku Daayo, Distoorka U Furano, Denbigaar Ah Muu Gelin

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

DOOL RAACA XAMARIYO,DOOGDHABAD DABDEMISKII,

DOORKOODI WEEYAAN,DOOLARKA INAY LA BOOBAAN,

DUUL HORA KA SOO DEGAY,IYAGA MAXA UGU DIIDEEN,

DILALKA IYO QARAXYADU,DOORKANAY KU BADANYIIN,

DALABUU DHAWAAN HELAY,DIFAACAY INA BIDAYEEN,

DIYAARADII TIMAADABA,DERSINAA KA DEGA XAMAR,

HARGEYSANA KA DUULO,DADKAN NABAD GELYEEYEE,

DUULALKII HOREE TEGAY,ISAGANA HA LAGU DARO,

DISTOORKA U FURANOO,DENBI GAAR AH MUU GELINE,

DIBUUNBU U SOO NOQON,HADDUU MAWDKU DAAYOO,

DANAHAYS KHILAAFSANE,DALKU WAYSU FURANYAHAY,

DOORASHADA IYO OLOLAHA,DADKU WAY KA SIMANYIIN,

DAAYIN NAGUMA KEENEE,DAGAALKAY INA DHEERYIINE,

DAD BAY NOOGU DHAWYIINE,KA DULQAAD ALLAHAYOW.

                            ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...