Gudoomiye Cirro Oo Safarkii Kenya Iyo Jabuuti Ka Dib Sii Wada Socdaaladii Gobolada Bariga

0
Saturday January 09, 2021 - 18:24:13 in News by
  • Visits: 1608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Safarkii Kenya Iyo Jabuuti Ka Dib Sii Wada Socdaaladii Gobolada Bariga

    Gudoomiye Cirro Oo Safarkii Kenya Iyo Jabuuti Ka Dib Sii Wada Socdaaladii Gobolada Bariga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cirro Oo Safarkii Kenya Iyo Jabuuti Ka Dib Sii Wada Socdaaladii Gobolada Bariga

Hargeysa(HWN):-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro) ayaa ka soo laabtay safar uu ugu maqnaa wadamada Kenya iyo Jabuuti.
Image may contain: car, sky and outdoor



gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo ka soo laabtay safaradii uu Kenya Iyo Jabuuti ku soo maray isla markaana aan wax faah faahin ah ka bixin ayaa hore ka bilaabay safaradii uu ku marayey deegaanada gobolada bariga ee ay ka socoto diwaangelinta codbixiyeyaashu.

Wefti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro), ayaa maanta safar ugu Ambabaxay Gobollada SOOL IYO SANAAG.

Weftiga Guddoomiye Cirro, ayaa Ujeeddadiisu tahay sidii ay dadka ku nool Deegannadaasi uu Wacyigalin Lahaayeen Qaadashada Kaadhka Codbixiyaha.
Guddoomiye Cirro, ayaa shalay ka soo laabtay socdaal uu ku tegay Jabuuti iyo Kenya, isaga oo ka hor safarkan soo maray Deegaanno badan oo ka tirsan Gobollada Sanaag Iyo Togdheer

Loading...
Loading...