Qaramada Midoobay Oo Dhaqaale Ku Bixinaysa La Dagaalanka Ayaxa Oo Dhibaato Ku Haya Dalal Somaliland Ku Jirto

0
Saturday January 09, 2021 - 13:45:46 in News by
  • Visits: 756
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaramada Midoobay Oo Dhaqaale Ku Bixinaysa La Dagaalanka Ayaxa Oo Dhibaato Ku Haya Dalal Somaliland Ku Jirto

    Qaramada Midoobay Oo Dhaqaale Ku Bixinaysa La Dagaalanka Ayaxa Oo Dhibaato Ku Haya Dalal Somaliland Ku Jirto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaramada Midoobay Oo Dhaqaale Ku Bixinaysa La Dagaalanka Ayaxa Oo Dhibaato Ku Haya Dalal Somaliland Ku Jirto


Qarramada Midoobey ayaa sheegtay in lacag dhan 1.5 Million doolar ay ku bixineyso la dagaalanka Ayaxa faraha ba’an ku haya waddamo ka mid ah Geeska Afrika.




Qaramada Midoobay ayaa dhaqaalahan soo marin doonta hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee FAO.


Dhaqaalahan ka kooban 1.5 Million dollar, ayaa inta badan loo isticmaali doonaa hawlgallada xakamaynta Ayaxa, iyadoo lagala dagaallamayo hawada iyo dhulka.


Sarkaalka lagu magacaabo Farhan Haq oo ah ku-xigeenka guud ee Qarramada Midoobey ayaa sheegay in tan iyo December 2020 ay duufaanno ka dhaceen bariga Ethiopia iyo bardhamaha Dalka Soomaaliya oo ay ka dhacday tii ugu xoogga badnayd ee Gati.


Bishii la soo dhaafay ayay hay’adda Cuntada iyo beeraha Qaramada Midoobay u qaabilsan ee FAO ayaa codsatay dhaqaale dheeraad ah si sare loogu qaado la dagaallanka Ayaxa ka dillaacay waddamada bariga Afrika oo ay ku jiraan Somaliland iyo Soomaaliya.


Loading...
Loading...