Masuuliyiin Kala Duwan Oo Dhambaal Hambalyo Ah Gaadhsiinaya Meherka Cabdixakiin Cilmi Iyo Nimco Ciise Nuur Oo Ka Dhacay Hargeysa+Sawiro
Afhayeenka madaxtooyada somaliland Maxamuud Warsame Jaamac
Xoghayaha gaarkk ah ee madaxweynaha Mubaarig Ismaaciil Taani
Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Ibraahin Axmed Raabi
Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi
Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun
Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi
Badhasaab ku xigeenka gobolka Maaroodijeex Khadar Baaruud.
Agaasimaha komishanka tamarta Maxamed Maxamuud Cabdi Mallow
Gudoomiyaha komishanka Maamul Wanaag Dayib Xaaji Cali
Komishiner Liibaan Ismaaciil Buraale
Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) maareeyaha wargeyska Dawan.
Xoghayaha arimaha bulshada xisbiga Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme
Xoghayaha abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga Waddani Cabdilaahi Jaamac Cismaan(Geeljire).
Gudoomiyaha shirkada daabacaada Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar.
.dhamaan masuuliyiintaasi waxay dhambaal hambalyo meher wacan ah gaadhsiinayaan meherka Cabdixakiin Cilmi iyo marwadiisa Nimco Ciise Nuur oo maalintii khamiista 7/01/2021 ka dhacay magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin alle haka dhigo qoyskii lagu badhaadho.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |

![]() |
![]() |
![]() |
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!