18ka May Hanbaliyo Maxay Somaliland Qabsatay Muddo 28 Sannadood Ah.? Wax Badan

0
Tuesday April 30, 2019 - 09:54:55 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1703
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    18ka May Hanbaliyo Maxay Somaliland Qabsatay Muddo 28 Sannadood Ah.? Wax Badan

    somaliland waxa ay leedahay laba xafladood ama dabaal daggeed kuwaas oo u gaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

somaliland waxa ay leedahay laba xafladood ama dabaal daggeed kuwaas oo u gaar ah astaanta jamhuuriyadda curdinka ah ee somaliland,midi waa 26kii juun,middina waa 18ka may.


somaliland oo ah goobtii ugu horreysey ee laga abaabulo kacdoon ka dhan ahaa gummeysigii engriiska xilli ay afrikaanka badankoodu ay hurdeen,kadib markay labaatan sannadeedyoay doorka ugu jireen kooxii gummeysi la dirarka ahaa ee ayhoggaanka u hayeen daraawiishtu.

waana goobtii ugu horreysey ee loo adeegsado in diyaaradihii engriiska in lagu rusheeyo,taas oo ay taariikh u tahay somaliland.



waana dadkii u taagnaa midnimada shantii soomaaliyeed wakhtigii gobonimada la qaatayna waxa ayhamuum u qabeen helitaan shan soomaaliyeed in la hellooo la hello kuwaas oo shacuurta iyo dareenkooga iyo dhuuxagaba ku jiray .


somaliland waxa ugu weyn ee muddadii toddobiyo labaatanka sannadood qabsadeen waa wax badan taas oo ay ugu horreyso waa nabad maanta dawladu soomaaliya waxa ay mar qudha ka fikirayaan ama ay u hammuum qabeen si ay mar qudhuun alla u siin lahaa nabad si ay waxbadan ugu hagaagaan .


somaliland waxbadan way ka dhimanyihiin balse roomaba afar cisho laguma dhisin annigoo reer somaliland ugu hanbaliayayna maalintooda qaran waxa aan kula talinayaa inay nabada xajistaan qofkastaana dalkiisa usoo jeedsado sida uu horumarin lahaa deegaan deegaan haloo tartamo oo hadday berberi horumar gaadho,waana burcana dadkoo ficil galaaan oo hargeysi ficil galaan oo gebiiley ficil galaan waa in lagu ficiltimaa wanaaga iyo khayrka kollay hanbaliyaan leeyahay


hamse riraash

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...