Sheikh Rusheeye Oo Laga Joojiyay Howlihii Uu Gaalkacyo U Tagay

0
Tuesday January 05, 2021 - 08:34:22 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheikh Rusheeye Oo Laga Joojiyay Howlihii Uu Gaalkacyo U Tagay

    Sheikh Rusheeye ayaa laga joojiyay hawlihii uu Galkacayo ka bilaabi lahaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheikh Rusheeye ayaa laga joojiyay hawlihii uu Galkacayo ka bilaabi lahaa.

Warqad kasoo baxday maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa lagu yiri "Sheikh Rusheeye waa in uu joojiyaa hawlaha rushaynta ee uu doonayo inuu Gaalkacyo ka fuliyo, uusanna bilaabi Karin inta laga xaqiijinayo ujeedada dhabta ah ee hawsha uu dadweynaha u qabanayo.”

 

Sheikh Abdullxaaq Rusheeye iyo gaadiidkiisa ayaa shalay gaadhay Galkacayo.




No description available.

Loading...
Loading...