Gartoodaynu Qaadaynaaye, Geeliyo Farmaajo Keeba Gardaran

0
Monday January 04, 2021 - 09:50:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gartoodaynu Qaadaynaaye, Geeliyo Farmaajo Keeba Gardaran

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

GEESKII AY ISU GEYNAYEEN,HADDAY GAARGAAR NOQDEEN,

GAADMO IYO DABINAY WATEENO,GEEDIGOODU GEELUU AHA,

GUULAHAN EEBAAN QADERINO,GO’AANKOODI UMU HIRGELIN,

GEDOODAY GEELE MOODAYEEN,INUU ODAY GUUNA YAHAYBA.

GARAADKOODA MAYSAN GELIN,GEDGEDONKAN ADUNYADANA,

HIIL WALAAL NINKA GAWRAC YIDHI,HESHIS GAALADA LA GALAY,

GACAN SAAR ULA YEESHAY CADAW,SHANTI GEESBA LAGA OGAA,

XAMARANA GEEDIBU KA YAHAY,GEDONA GOGOL AMAAN MA DHIGAN,

HADDU GOOYEY GACAL DHAMAAN,GOONDARIYO ASMARUN HA TAGO.

                                                                ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...