Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" LABA NIN OO ISKU ADEER AH (Qaybtii 3aad) Maxamed Xoosh

0
Monday April 29, 2019 - 19:28:13 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamuud Cabdi Shide "Tuur" iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid "Soltelco" LABA NIN OO ISKU ADEER AH (Qaybtii 3aad) Maxamed Xoosh

    Sifooyin Hogaamineed ay ku sifoobeen lama koobi karo aynu qaar ka taabano Mark hore ku bilawno Muj : Maxamuud Cabdi Shide AHN

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sifooyin Hogaamineed ay ku sifoobeen lama koobi karo aynu qaar ka taabano Mark hore ku bilawno Muj : Maxamuud Cabdi Shide AHN

1- Wuxuu yaqaanay halkuu ilaahay dhigay aan ahayn "Yasid-Islaweyni” Balse waa sifo Somalida ku yar qofku kartidiisa iyo aqoontiisa iyo kaalinta uu bulshada ugu jiro inuu garto aanse ugu faanin dadkanna iska weynaysiin!!!



2-Daryeelka bulshada isagaa isu diray waa qayb halgankii ka mid ah "ISAGOON XIL LOO DOORAN” Masuuliyad ayaa ka saarnayd Qarankani inuu cagaha isku taago, Cidna aan ugu Galadsheegan isagoo u haysta dadku inay yihiin dadkiisii AHN


3-Waxa ka go´nayd in dadka warbaahinta wax lagu Barro oo Xoriyaadka la balaadhiyo si aan dadkan masaakiinta ah dib loo GUMAYSAN oo iyagu masiirkooda hantiyaan


Maayir : C/raxmaan Maxamuud Caydiid


1- Kaalintii u geli lahaa bulshada wuu ka gaabiyay loogama baahnayn in uu Muwaadiniinta MADAXDA uu yahay inuu Marna waxqabd ugu FAANO Marna inuu ku yidhaa EDEB ku jooga Caasimadda Marna ka CAWDO naqdigooda!


2-Waa maayir loo doortay u adeegida Qaran badankiisii kusoo ururay Caasimad yar , xil dheeraad ah inuu iska saaro fikrado hal-abuur oo lagu hormarinayo Waayo magaalada Hargeysi waa magaalo dhulkeeda iyo cashuurteeda danta guud ku filan tahay hadii si haboon loo maamulo "Dawlada hoose uma baahna Engineer iyo Maareeye iyo Wadaad iyo Oday reer Hebel ah Waxayse u baahan tahay Hogaamiye xiga Siyaasi”


3-Waxaa wax lala yaabo ah D/Hoose Hargeysi ilaa maantadan ma leh warbaahin qofka degan la socodsiiya baahiyaha asaasiga ah u baahanyahay iyo dhaqdhaqaaqa iyo waxqabadka iyo caqabadaha horyaal, Waa waajib Maayirka saraan budgetkuna wuu yaal , Waa barnaamij waxbarasho , Fidin Xoriyaadka, Fududayn shaqada D/Hoose , Bilicda Magaadala oo La Kaydiyo, Si Daahfuran oo Shaqada D/Hoose loo daalacdo, iyo IIBGAYTA WAXQABADKA GOLAHA DEEGAANKA …..


La Soco

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...