Hambalyo Ku Socota Ciidanka Qaranka..Dr. Maxamed Rasiid Sheekh Xasan

0
Sunday February 03, 2019 - 12:59:57 in Articles by Super Admin
  • Visits: 1154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Ku Socota Ciidanka Qaranka..Dr. Maxamed Rasiid Sheekh Xasan

    Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo ah aqoonyahan iyo siyaasi reer Somaliland ah ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka qaranka Somaliland oo shalay 25 jirsaday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Maxamed-rashiid Sheekh Xasan oo ah aqoonyahan iyo siyaasi reer Somaliland ah ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidanka qaranka Somaliland oo shalay 25 jirsaday. Dr. Maxamed-rashiid, oo xalay nagu soo booqday xarunta Geeska Afrika, wuxuu sheegay in ciidanka qaranka Somaliland ay kaalin muhiim ah kaga jiraan ilaalinta ammaanka iyo weliba difaaca qaranka Somaliland, "Waxaan hambalyo u dirayaa guud ahaan ciidanka qaranka Somaliland, waxaanan geesiyaasha ciidanka qaranka ku ammaanayaa sida ay mar walba heegan ugu yihiin difaaca dalkooda iyo weliba ilaalinta ammaanka guud ee qaranka.

Waxaan qirayaa in ciidanka qaranku kaalin mug leh kaga jiraan horumarka Somaliland, waxaanan dhammaan ciidanka qaranka leeyahay hambalyo.”
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...