Siyaasi Faarax Macalin oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

0
Saturday January 02, 2021 - 10:00:29 in News by A. Asbaro
  • Visits: 2650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Faarax Macalin oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

    Siyaasi Faarax Macalin oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Faarax Macalin oo eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti

Hargeisa(HWN):-Siyaasiga Faarax Macallin oo mar soo noqdey Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa eedaymo kulul u jeediyay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Faarax Macallin: Madaxweyne Geelle Wuxuu Rumaysan Yahay In Soo Kabashada Soomaaliya Ay Hadhaynayso Hoggaankiisa iyo Hantida Uu Ku Haysto Jabuuti | Gabiley News Online


Faarax Macallin, ayaa ku tilmaamay Madaxweynaha Jabuuti mid ”qoonsanaya soo noqoshada Soomaaliya.”

Sidoo kale, Siyaasi Faarax Macallin ayaa waxaa uu nasiib daro aad u weyn uu ku tilmaamay in Madaxweyne Geelle uu Jabuuti u rogay dal qoys.

Loading...
Loading...