"Wadanku Faakihaysi (Tamashlayn) Ayuu Ku Jiraa, Safarada Muuse Biixina …."Afhayeenka Kulmiye

0
Friday January 01, 2021 - 19:40:30 in News by
  • Visits: 3820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    "Wadanku Faakihaysi (Tamashlayn) Ayuu Ku Jiraa, Safarada Muuse Biixina …."Afhayeenka Kulmiye

    "Wadanku Faakihaysi(Tamashlayn) Ayuu U Jiraa, Safarada Muuse Biixina…."Afhayeenka Kulmiye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wadanku Faakihaysi(Tamashlayn) Ayuu U Jiraa, Safarada Muuse Biixina…."Afhayeenka Kulmiye

Hargeysa(HWN):-Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa sheegay in wadanku ku jiro wax la yidhaa faakihaysi ama tamashlayn.


Afhayeenka xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa sheegay in dalku ku jiro wakhti tamashlayn ah ama faakihaysi, isaga oo ka hadlayey munaasibad ka dhacday Hargeysa ayaa waxa uu yidhi "Baryahan kalmad faakihaysi la yidhaa ayaa wadanka haysatay, mana jiro faakihaysi ka weyn kan aynu caawa iskugu nimid, dalkana nabad ayaa lagu faakihaysanayaa.”




Afhayeen Buuni oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in wadanku ku sii jiri doono faakihaysi ay ka mid yihiin safarada Muuse Biixi "sidaan kalmadaas u idhi madaxweynihiina safar ayuu ka bixi waayey, markaa qoladii aad u buun buuninaysay ha dhintaan ama ha naxaane wadanku faakihaysi ayuu ku jiraa.”

 

Siyaasi Cabdinaasir Buuni Oo Madaxweynaha Iyo Xukumadiisa Ka Difaacay Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Loading...
Loading...