Kaadhka Qaata Waad Ku Ciil Bixi Doontaaye Kaadhkaasi Waxaa Uukaa Anfici Doona Marka Xusbiyadu Lafuro

0
Friday January 01, 2021 - 14:52:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 809
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kaadhka Qaata Waad Ku Ciil Bixi Doontaaye Kaadhkaasi Waxaa Uukaa Anfici Doona Marka Xusbiyadu Lafuro

    Bismillaahi Arramanirraxeem.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh 

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan dhabarka yaan la  isu jeedin 

 

Kaadhka qaata waad ku ciil bixi doontaaye  Kaadhkaasi waxaa uu kaa anfici doona marka xusbiyadu loollamamayan ee dalka madaxwayne gadh ka noqda loo dooranaayo  haddii xaraanta laga baqo  waxa  la heli dalka oo hubaal  hore maray. 

 

Talo aan bir laguyn  

 

1in la qaato and mar dhaw dherayn 

2 ku dhiiro aad kaadhka qaadaato 

3.ku dooro mid aan bulshada waallaaha ah dalku   dhexeeyo u kala qaybin. 

4 ha dooran qabil si  aa mar dhaw oo dheerayn isu  qommayan 

5  casimadda hargaysa babuurta baholaha hadimo leh xidhabaan. 

6 kaa seemeeya ku dooro., 

7Dabkiyo dhagaxa la yalaysklumadhuftee kala kadhawra 

8.Danyarta dumarka u badan ku dumaroow mid aan ku dhibin dooro  

 

   [email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...