Xarunta xuquuqul insaanka Somaliland oo soo saartay warbixinteedii sanadlaha ahaa iyo Tacadiyadii oo ooda jabsaday 2020

0
Thursday December 31, 2020 - 19:44:10 in News by Abdikadir Guled
  • Visits: 1010
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Xarunta xuquuqul insaanka Somaliland oo soo saartay warbixinteedii sanadlaha ahaa iyo Tacadiyadii oo ooda jabsaday 2020

    warbixinta ayaa hoosta ka xariiqeysa tacadiyo lagu kasbaday uun Muuse ayaad ka soo horjeedaa iyo Facebook baad xukuumada ku dhaleeceysay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

warbixinta ayaa hoosta ka xariiqeysa tacadiyo lagu kasbaday uun Muuse ayaad ka soo horjeedaa iyo Facebook baad xukuumada ku dhaleeceysay. Hargeysa (HWN) – Xarunta xuquuql insaanka Somaliland ayaa dibada soo dhigay tacadiyadii 2020 lagula kacay mudaawdiniinta reer Somaliland. Warbixinta ayaa dibada soo dhigtay tacadiyo aan noocooda hore loogu arag Somaliland.

Loading...
Loading...