Magacyada Iyo Beelaha Ay Kasoo Kala Jeedeen
Saraakiishii inqilaabkii fashilmay ee 1961kii 26kii December,
Waraysiga Sarkaal Hore Xasan Faarax Mataan ee uu leeyahay" waxaan inqilaabka kagasoo horjeestay rag isku qabiil ah ayaa watay" oo aan ku diiday" hadalkiisaa waxa meesha ka saaraysa taariikhda,, ee bal ila eega wuxuu yidhi" rag isku wada qabiil ah bay ahaayeen"
Laakiin bal eega 23ka Sarkaal waxaa Isaaq ahaa 17 oo kala ahaa,
9;Garxajis ah 8 Habaryoonis ah iyo nin
Ciidagale ah
7 Subeee Awal ah 4 Ciise Muuse ah 3 Maxamed Ciise ah iyo nin Aadan Ciise ah 3 Sacad Muuse ah 2 laba Xuseen Abokor ah iyo nin Jibriil Abokor ah iyo nin Habarjeclo Biciide ah, markay sidaa ahayd isaguna uu diiday inuu 7da Awal 8deedeeyo saamiga uu doonayay muxuu ahaa?
waxkale ku dood
1. Laba Xidigle Xasan-kayd Cabdille Walanwal Reer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
2. Laba Xidigle Cabdillaahi Maxamed Adan Koongo Reer Hargeisa Habar Yoonis Isaxaaq 3, Laba Xidigle Muxumed-Awr Cabdillaahi Rooble Reer Berbera Habar Yoonis Muuse Cabdalle
4. Xidigle Faysal Xaaji Jaamac Geedi Reer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
5. Xidigle Cawil Cali Ducaale Rear Burco Habar Yoonis Muuse Carre
6. Xidigle Axmed Xaaji Diiriye Reer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
7. Xidigle Cali Haaruun Reer Burco Habar Yoonis Muuse Carre
8. Xidigle Maxamed Sheikh Muuse Reer Sheikh Habar Yoonis Muuse Cabdalle
9. Xidigle Cabdi Yusuf Abokar Reer Hargeisa Ciidagale Reer Rooble
10. Xidigle Maxamed Cabdiraxmaan Xaaji Jaamac Lugooyo Reer Berbera Ciise Muuse
11. Xidigle Xuseen Maxamed Bulaale Dakhare Reer Berbera Ciise Muuse
12. Xidigle Cabdillaahi Cabdi Faarax Dayr Reer Berbera Ciise Muuse
13. Xidigle Maxamed Maxamuud Raage Reer Berbera Ciise Muuse.
14. Xidigle Cabdillaahi Saciid Caabi Reer Hargeysa Sacad Muuse Reer Axmed
15. Xidigle Maxamed Maxamuud Saciid Bidixo Rer Hargeisa Sacad Muuse Reer Axmed
16. Xidigle Yuusuf Axmed Kibaar Reer Gabiley Sacad Muuse Jibriil Abokar
17. Xidigle Saciid Oogle Reer Ceel-Afweyn Habar Jeclo Ba Sanbuur
18. Xidigle Saciid Cali Giir Reer Laas-caanood Dhulbahante Ba Harrar Same
19. Xidigle Cabdi Dhalac Cabdi Reer Laas-Caanood Dhulbahante
20. Xidigle Cabdikarim Cashur Reer Laas-qoray Warsangali
21. Xidigle Cabdi-Xabashi Cali Xuseen Reer Jigjigga Absame Jidwaaq Bartire
22. Xidigle Maxamed Warsame Reer Borama Samaroon Jibriil Yoonis
23. Xidigle Daa'uud Cali Yaxye Rer Borama Yemeni.
Diyaariye Sacad Cali kaahin Balaaki
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!