Abwaan Weedhsame Waxa Uu Ka Mid Yahay Dadka U Taagan Noolaynta Fanka Qarniga Heestiisa Dhexyar.

0
Thursday December 31, 2020 - 10:13:45 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Weedhsame Waxa Uu Ka Mid Yahay Dadka U Taagan Noolaynta Fanka Qarniga Heestiisa Dhexyar.

    W/Q: Hamse Riiraash.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hamse Riiraash.
Abwaanka caanka ee la dhaho xasan ismaaciil loona garan ogyahay weedhsame ayaa ka mid mucjisaadka fanka iyo noolaynta suugaanta ee wakhti xaadirkan aynu joogno.


Wakhtigan oo lagu jiro wakhti ay badanyihiin dad aad moodo inay ka qaadeen nuxurkii suugaanta,in badan  heeso la qaadana aadna kala garan karin inay sheekaynayaan iyo inay heesayaan.



Waxa uu abwaanku soo saaray hees muuqaal ahaan cajiiba,eray ahaan mug weyn, kalmado ahaan sal balaadhan.


Heestaas oo la dhaho Dhexyar,misna uu ku luuqaynayo fanaanka codka tolmoon ee yidhaahdo mursal muuse,waxa ka muuqata gabadh aad u qurxoon oo la odhan karo waa xuural cayntii dunida,si kastay ahaataba muuqaal ahaan  cod ahaan iyo farshaxanimo ahaan way ku dhantahay, hees aan inama caadi ahayn weeyi waana hees aan dugoobi doonin.weedhsame waa dadka u taagan noolaynta iyo saraynta suugaanteena


W/Q: Hamse Riiraash.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...