Xukuumada Oo Afduubtay Shirkii Solja Iyo Suxufiyiinta Oo Ganafka Ku Dhuftay Ergo Loo Diray+Sawiro

0
Wednesday December 30, 2020 - 11:54:25 in News by
  • Visits: 1172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Oo Afduubtay Shirkii Solja Iyo Suxufiyiinta Oo Ganafka Ku Dhuftay Ergo Loo Diray+Sawiro

    Xukuumada Oo Afduubtay Shirkii Solja Iyo Suxufiyiinta Oo Ganafka Ku Dhuftay Ergo Loo Diray+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Oo Afduubtay Shirkii Solja Iyo Suxufiyiinta Oo Ganafka Ku Dhuftay Ergo Loo Diray+Sawiro

Shir kooxeedkii ururka SOLJA oo lagu waday in uu saaka subaxnimadii hore ka furmo magaalada Hargeysa ayaa la hakiyay muddo saacado ah, kadib markii ay shirkaasi ka xaadiri waayeen suxufiyiintii qaaddacay shirka.


La-taliyaha madaxweynaha Somaliland ee doorashooyinka Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse), oo isku dayay in suxufiyiinta uu ku qanciyo in ay ka xaadiraan shirkaasi, ayaa waxay suxufiyiintu ku adkeysteen go'aankoodii ay shalay soo saareen ee ahaa in ay qaaddaceen shir kooxeedka SOLJA.

Suxufiyiinta Somaliland ayaa horey isugu raacay in aanay marnaba qaybgali doonin shirka afduuban, isla markaana ay masiirkooda ka tashan doonnaan.

Image may contain: 7 people, including Luqmaan Maxamed Faarax, people sitting
Image may contain: 4 people, including Saciid Khadar, people sitting
Image may contain: 4 people, including Luqmaan Maxamed Faarax, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 5 people, people sitting and people standing
Image may contain: 3 people, people sitting, people on stage and shoesImage may contain: 3 people, people sitting, people on stage and shoes
Image may contain: 5 people, including Luqmaan Maxamed Faarax and Siciid Cagaweyne, people sitting
Image may contain: 6 people, people sitting and indoor
Image may contain: 4 people, including Siciid Cagaweyne, people sitting
Image may contain: 5 people, including Luqmaan Maxamed Faarax, people sitting and people standing
Image may contain: 7 people, including Luqmaan Maxamed Faarax, people sitting

Loading...
Loading...