Maxay Wadaagaan Hogaamiyeyaasha Guulaystay Iyo Kuwa Guuldaraystay?..Siyaasi Maxamuud Xaashi

0
Wednesday December 30, 2020 - 10:35:24 in News by
  • Visits: 1788
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxay Wadaagaan Hogaamiyeyaasha Guulaystay Iyo Kuwa Guuldaraystay?..Siyaasi Maxamuud Xaashi

    Maxay Wadaagaan Hogaamiyeyaasha Guulaystay Iyo Kuwa Guuldaraystay?..Siyaasi Maxamuud Xaashi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay Wadaagaan Hogaamiyeyaasha Guulaystay Iyo Kuwa Guuldaraystay?..Siyaasi Maxamuud Xaashi

Hargeysa(HWN):-Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa ka hadlay faraqa u dhaxeeya hogaamiyaha guulaystay iyo kan guuldaraystay.


Image may contain: 1 person


siyaasi Xaashi ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa facebook waxa uu ku yidhi "Maxay wadaagaan Hogaamiyayaasha Guulaystay iyo kuwa Guul daraystay? Maxayse ku kala duwan yihiin?

Hogaamiyayaasha guulaystay iyo kuwa guul daraystay labaduba waxay ka siman yihiin, helista fursad iyo waqti isku mid ah, oo ay waajibaadkooda ku gutaan, sida sanad, bil, todobaad, iyo 1440 miridh habeen iyo maalin kasta.

Hasayeeshee, waxay ku kala duwan yihiin aqoonta eebe siiyo, abaarta ay higsanayaan, aragtiyaha ay aaminsan yihiin, ujeedooyinka ay xaqiijiyaan, eel xun ama ayaan wacan wixii ay ummadahooda uga tagaan, iyo astaamaha ay caanka ku noqdaan ee iin iyo amaanba leh.

Ugu dambayn, haddaba akhriste ogow, guusha ruux kastaa waxay ka bilaabantaa goobta uu taagan yahay, garashada yoolkiisa, gudashada xilkiisa, sixida gefkiisa, gadhqaadka hayaankiisa guul-galka u ah, geediga nolosha gaaban.

Loading...
Loading...