Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Saxeexay Miisaaniyadda Sanadka 2021

0
Monday December 28, 2020 - 08:17:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 931
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Saxeexay Miisaaniyadda Sanadka 2021

    Tirada guud ee Maamulka ee Goobta fadhiyey ayaa waxay aheyd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tirada guud ee Maamulka ee Goobta fadhiyey ayaa waxay aheyd



Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Filish) ayaa Maanta saxiixay Miisaaniyadda sanadka 2021 ee Maamulka Gobolka Banaadir kadib markii ay meel mariyeen guud ahaan Masuuliyiinta kala duwan ee Maamulka Gobolka Banaadir.



Tirada guud ee Maamulka ee Goobta fadhiyey ayaa waxay aheyd 65 Ergo, Waxaa ansixiyey Miisaaniyadda 62 Ergo, waxaa diidey 0 waxaana la aamustay 3 Ergo.


Miisaaniyadda sanadka 2021 ee Maamulka Gobolka Banaadir ee la meel mariyey ayaa noqoneysa $36,857,503.00.


Ansixinta Miisaanidda Gobolka Banaadir ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye ku Xigeenada Maamulka Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan Gobolka iyo Guddoomiyaasha Degmooyinka G/Banaadir.

Loading...
Loading...