Maxamed Kaahin Iyo Mujahid Waraabe Cade Sheekadii Ku Dhex Martay Riyada Qaybtii 2aad.

0
Monday April 29, 2019 - 10:11:03 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2832
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Kaahin Iyo Mujahid Waraabe Cade Sheekadii Ku Dhex Martay Riyada Qaybtii 2aad.

    Muj W/cade: Maxamed kaahin Axmed sidee tahay ina adeer macantahay?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muj W/cade: Maxamed kaahin Axmed sidee tahay ina adeer macantahay?

M/Kahin: soo dhawoow mujaahid kii hadalka cadaa inaa adeerkay waraabe cade!



W/cade: waxaaan ka imi Inan kii aynu abtiga u ahayn ee Siilanyo waabu ku amaanaayay!!!


M/kahin: waa uu ku qasbanaaday!!!


W/cade: oo inder ninka barigii qaxaa saw inagii isugu tagnee uu abtiyasha gobta ah yeeshee dhinac laguu tuuree dadka intii kalana hawshaa ma halkii baa mise Waa dhamaatay!!!


M/Kahin : Inaa Adeer aniga ma waxbaaa iga dhamaadaa sawdiga og!!!


W/cade: dee Haye iminka wasiirna waad tahay dadka adaa u wasiira madaxweynuhuna yaaanu is oran dadkisiibu kaa kala didinaya ee shaxdaaa ka badal god kaa god aan ahayn qaad!!!


M/kahin: mujaahid markii aad noolayd baad talada iga boobtee adoo dhintayna haygu soo noqon.


W/cade: oo horta qoladii aynu Burco ood wadaaga ahayn ee Tolkeen barigiii aaad ka adkaatay qaarna sidaad u karbaashaysay waashay hada ma ilaaween !!?


W/cade: qoladiii se reer Xood iyo Xayira ee berigii shaxdiii qaaxa aad u dhigtee qalibantay ayaguna ma ku daayeen!!!


M/kahin: waraabe cade su'aalahaasi kuwiii marxuumiinta maahe meesha la joogana waa wasaardii arimaha gudaha ee xafiiska Iga bax haygu soo laabana!!!


La soco qaybta 3aad Ee ugu Xiisaha badan Muj. Warabe cade Iyo ina sanweyne.

W/Q: Garyaqaan Ahmed Jama Ducale

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...