Diyaaradii Siday Wasiirka Malaawi Oo Weli Fadhida Garoonka Hargaysa + Sababta.

0
Thursday December 24, 2020 - 23:13:25 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 6148
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaaradii Siday Wasiirka Malaawi Oo Weli Fadhida Garoonka Hargaysa + Sababta.

    Maxay tahay lacagta Wafdiga malaawi ay ka doonayaan Somaliland?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxay tahay lacagta Wafdiga malaawi ay ka doonayaan Somaliland?

Hargaysa (HWN) Madaarka Diyaaradaha  Hargeisa Ee Cigaal Airport Ayaa Wali Waxa Fadhida Diyaaradii Siday Wafdigii uu hogaaminayay Wasiirka Arimaha Dibada  Ee Dalka Malaawi.

 



Wafdigan ayaa  Hal Kulan Oo Kaliya La Qaatay Muse Biixi cid kale  Oo Ay La Kulmeena  Majirto. Warar  Soo Baxay Ayaa Sheegaya in  Waftiga Malaawi Ka Socda Ee Somaliland Safarka Ku Jooga Ee U Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Dibada Ee Malaawi   Ay Heshiis Lacageed Ay ku Yimaaden Somaliland Ka Dib Markii Lacag Dhowr Milyan oo Dollar Loo Balan Qaaday In La Siinayo, Haddii Uu Soo Booqdo Somaliland.

 

Joogitaankan wafdiga malaawi ay joogaan Somaliland ayaa la sheegay in uu ka dhashay kadib markii Laysku Fahmi waayay  Lacagta ay Doonayaan  Iyo Intaa ay  Bixinayso Xukuumada Somaliland Ee Ay Ogashay In Ay Siiso.

Wargays Kasoo Baxa Malaawi Oo La Yidhaahdo Malaawi Voics Ayaa Soo Qoray Maaqaal Uu Ciwaan Uga Dhigay Waamaxay Sababta Uu Wasiirka Arimaha Dibada Malaawi U Booqday Somaliland? Maaqaalka Ayuu Wargaysku Kaga Waramay In Lacag Malaayin Dollar Uu Ku Booqday Somaliland Wasiirka Arimaha Dibada Malaawi.

 

Wali Waftiga Malaawi Ayaa Sugaya Lacagtii Loo Balanqaaday Iyadoo Muse Biixi dalka  Jabuuti U Dhoofay, Lamana Garanayo Ina Ay Sugi Doonaan Intaa Uu Muse Biixi Soo Laabanayo Ama Intaa Ka Hor In La Siin Doona Lacagtii Safarka ay  Hargeisa Ku Yimaaden Ee Hore Luga Lasoo Heshiiyayay.

 

Waxaana jira warar sheegaya in  maalinkasta oo ay sii fadhido diyaarada siday wafdigani ay lacagta laga doonayo Somaliland ay sii kordhayso, maadaama diyaarada siday ay tahay diyaarad rakaab ee ayna ahayn diyarad gaar looleeyahay.

 

Hadhwanaagnews

 

 

Loading...
Loading...