Musharax Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qabyaalad La,aanta Uu Doonayo In Codka Lagu Siiyo.

0
Tuesday December 22, 2020 - 13:25:55 in News by
  • Visits: 1840
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qabyaalad La,aanta Uu Doonayo In Codka Lagu Siiyo.

    Musharax Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qabyaalad La,aanta Uu Doonayo In Codka Lagu Siiyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Musharax Cabdikariim Axmed Mooge Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Qabyaalad La,aanta Uu Doonayo In Codka Lagu Siiyo.


Hargeysa(HWN):-Musharax Cabdikariim Axmed Mooge oo u sharaxan golaha deegaanka Hargeysa ayaa ka hadlay qorshaha uu codka kaga doonayo shacabka.

No description available.


Musharax Cabdikariim ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu sharaxaad kaga bixiyey dooda uu qabo ee ah inaanu u sharaxnayn cid gaar ah ama qabiilka uu ka soo jeedo.


Musharax Cabdikariim Axmed Mooge oo qoraalkiisa ku faah faahiyey aragtida uu qabo ayaa ku yidhi sidan:- "Waa laga yabaa in aad qariibsato in aan ku idhaahdo haygu dooran Qabiil ama Qabiil uma sharaxni! Waayo Somaliland kama dhacdo oo waa arib cusub oo ugub ah, waana markii ugu horraysay ee musharax yidhaahdo yaan Qabiil laysku dooran!!


Waa jid cusub oo aan cidi hore u marin lamana yabaayo inta inala yaaban! lakiin waxaan ogahay in jidkan laga wada baqay qof'uun maro wanan ku faraxsanahay in uu aniga noqdo qofkaasi!


Waan ogahay in jidka qabiilka ama tolku in uu ka fududyahay oo ka kharash-olole yaryahay, jidkan aan doortay. Arintu maaha "jidkee fudud" si aan kursiga u gaadhno ee waa jidkee keeni kara Is'badalka aynu rabo, Is'badal aynu kaga bixi karno qabiil ku doorashada ummaddan la hadhay!


Jidkan aan doortay waa dheeryahay oo waa qodxo iyo cadowba badan yahay, waayo siyaasi-ku-qabiilka danaystaha ahi, wuxu neceb yahay qofkasta oo ka hadlaaya moral issues ama qofkasta oo midnimo ugu baqaaya ummaddan, waayo isaga waxay ugu badisaa tafaraaruqa iyo kala qabsanaanta shacabka!


Aniga oo waxaas oo dhan og! aniga ayaa doortay jidkan waayo waa "DAN UMMADDEED IYO SAHANKA IS'BADALKA"

Loading...
Loading...