Qoraa Abdi-Shotali Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ibraahim Shoodhe

0
Sunday December 20, 2020 - 17:21:47 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1089
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qoraa Abdi-Shotali Oo Tacsi Udiray Ehelkii Uu Ka Baxay Marxuum Ibraahim Shoodhe

    Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaa lilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun

Qoraa Cabdi shoteli ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray ehekii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Ibraahim Jaamac Axmed oo ku magac dheeraa Ibraahim shoodhe oo ku geeriyooday jida.

 

Qoraagu waxa uu marxuumka Ilaahay ugu baryayaa inuu janadii fardaw geeyo ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...