Guddoomiyaha West Canada Ee Waddani Oo Dhanbal Hambalyo U Dirya Guddomiyaha Cusub Ee Wadani Ee Canada

0
Sunday December 20, 2020 - 10:56:51 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 735
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha West Canada Ee Waddani Oo Dhanbal Hambalyo U Dirya Guddomiyaha Cusub Ee Wadani Ee Canada

    Waxan Ilaahay Ka Baryayaa In Xilkan Kuu Fududeeyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan Ilaahay Ka Baryayaa In Xilkan Kuu Fududeeyo.

Guddoomiyaha West Canada Ee Xisbiga Waddani Oo Dhanbal Hambalyo U Diryaa Guddomiyaha Cusub Ee Canada Cabdiwahab Faarax Kaamil Ee Xisbiga Waddani



Aniga Oo Ku Hadlaaya Magacayka Bashe Elmi Iyo Kan Guddida Iyo Ka Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee West Canada. Waxan Hambalyaa  Uu Dirayaa Guddomiyaha Cusub Cabdiwahab Faarax Kaamil Ee Xisbiga Waddani.


Waxan Ilaahay Ka Baryayaa In Xilkan Kuu Fududeeyo.

Ameen Ameen


Guul Iyo Gobonimo Xisbiga Waddani Iyo Somaliland Oo Dhan.

 

Gudoomiyaha Western Canada Ee Xisbiga Waddani

Bashe Elmi

 

Wa Bilahi Tawfiiq

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...