Sheekadan Riwaayada Sooraan Ee Isaga Ri Wata Lagu Leeyahay Laxda Naga Iibi waa Xaqiiq...W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki

0
Sunday December 20, 2020 - 02:57:12 in Articles by
  • Visits: 1859
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekadan Riwaayada Sooraan Ee Isaga Ri Wata Lagu Leeyahay Laxda Naga Iibi waa Xaqiiq...W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki

    Sheekadan Riwaayada Sooraan Ee Isaga Ri Wata Lagu Leeyahay Laxda Naga Iibi waa Xaqiiq...W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekadan Riwaayada Sooraan Ee Isaga Ri Wata Lagu Leeyahay Laxda Naga Iibi waa Xaqiiq...W/Q Sacad Cali Kaahin Balaaki
Image may contain: 2 people, including Sacad Cali Kaahin Balaaki, people standing and suit

Sheekadan riwaayada Sooraan ee isagoo Ri wata lagu leeyahay Laxda naga iibi lax baad wadataaye.

Xaqiiqo run ah oo biyo kama dhibcaan ah waxaanay sidan oo kale mar walba ku dhacdaa oo ay ka hor timaadaa qolyahayaga Asxaabta qaranka iyo Xisbiyada oo adiga oo Xisbi qaran wada ayay dadku kugu odhanayaan" waa Reer ee Xisbi maaha" adna waxaad leedahay waar beelihii iyo reerihii waatii lagasoo gudbay ee waa xisbi qaran,e kusoo dhawaw" isna wuxuu taaganahay waa Reer hebel" walag bal waataase adiguba ka dhaadhici waxani waa xisbi qaran, dee siday u lahaayeen xisbi qaran maahee waa qabiil ayay Xisbiyadii qaranka, xisbiyo qabiil ku kala raaceen,

qofka aad isleedahay qanci,ba asaraar iyo muran buu kaala hor imanayaa, dee waaba tabtan uun waa lax hada waa ri geeso leh dee hadaba ma qalbiga ayay lax ka tahay waayahay,e?

Bulsho kadeedan oo ta ay iyagu rabaan wax kaaga qaadanaysa tukalena aan dhegaysanaynini waatan oo kale wuxuun baa sheekadan ila fahmi kara xisbiyahanada, iyo raga ay mushkiladani daashatay ee sadexda xisbi qaran, Abwaanku halkaa ayuu kasoo min guuriyay riwaayada.

Tasfiirkii Sacad Cali kaahin Balaaki

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...