Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Madaxweynaha Gini Oo Markii 3aad La Doortay

0
Thursday December 17, 2020 - 12:40:01 in News by
  • Visits: 1437
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Madaxweynaha Gini Oo Markii 3aad La Doortay

    Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Madaxweynaha Gini Oo Markii 3aad La Doortay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Madaxweynaha Gini Oo Markii 3aad La Doortay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa hambalyeeyay dhigiisa Guinea Conakry Alpha Conde oo mar saddexaad loo dhaariyey Xilka Madaxweynaha dalkaasi ka dib markii uu ku guuleystay doorashooyinkii dalkaasi ka dhacay.
Image may contain: 2 people, people sitting



Madaxweyne Muuse ayaa qoraal uu ugu hambalyeynayey Alpha Conde, oo ku baahiyey boggisa Twitter-ka ku yidhi, "Waxaan rajaynayaa inaan sii wadno saaxibtinimada iyo wada shaqeynta labbadeena qaran".

Guinea Conakry ayaa Madaxweyne Muuse Biixi lagu soo dhaweeyey bishii july ee sanadkan mar uu booqasho ku tagay.
Habmaamuskii soo dhaweynayd ee loo sameeyey Madaxweyne Muuse awgeed ayaa dawlada Soomaliya sheegtay inay u jartay xidhiidhkii dalkaasi Guinea Conakry.
Loading...
Loading...