Duboow Waad Degdegaysaa, Dalkana Waad Taqaana, Didibsaan Ku Odhanlaa

0
Thursday December 17, 2020 - 11:43:29 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 750
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duboow Waad Degdegaysaa, Dalkana Waad Taqaana, Didibsaan Ku Odhanlaa

    W/Q: ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],

TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

Hadiyad aan u dirayo saaxiibadayda xamar u shaqo tegey.

 

DARBA KA HOREEYO,DAWLADO DHAWRA SOO MARAY,

DALKA WAAYO JOOGOON,WELI GAADHIN DERAJADAN,

DURBA AY KU SIIYEEN,DUBOOW WAAD DEGDEGAYSAA,

DUMARKAA CIDIYIHIYO,DAGAALKOOD ILKAHA YAHAYE,

RAGNA WAA DILIYO NOLOL,MIDUUN DOORAY LABADA,

DUKHUULIYO HOGAANIYO,YEELINA MAAYO DALASIGA,

DACWADAHA LAGU QORO,SIDOODUUN U SII DAAYOO,

DHEERADBAD KU DARAYSA,FAQASHNIMADA KALA DAA,

DUULKIINA MEESHA JOOGA,QAARIN WAA DILIYO DACAS,

DENBIYAAL QAAR SAMEEYO,DAD BADAN LAAYEYBA JIRA,

DOQOMO SOO CADHOODAYOON,BIYABA DAADINBA JIRA,

DAMIIR QAAR LEHBAA JIRA,ISDAAD RAACINAAYOON,

DOONAHAYNIN MEESHO,DURUUFANA AY HAYSTAAN.

                        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...