Road Map of the Year 2020.

0
Wednesday December 16, 2020 - 12:15:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 731
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Road Map of the Year 2020.

    W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

Labaddan Masuul Farmaajo ayay Mar Diyaradda la raacayaan ama wey la noolayaan.

(BEEDKOODU HAL SELED BEY KU WADDA RIDEEN)

Ma khamaar bey Ka tahey mise siyaasadd xumo anigu garan wayey. Mise siyaasadda xamar baaney wali la qabsan. Raisal wasaare Roble ayaa iska dhowrid baddan. Dagaalka siyaasadeed ee xamar Ka socdda. Waxaan maqli jirey



SIDDII MAGAN BAAN MARWADDA DEGGEY

Wasiir Beyle oo khasnadii Dowladda hayaana Wuu khuurinayaa waa nin reer galbeedda. (Geedka iyo Ninkuu Kala Garanaya) .


Waxase kalifaya waxaan ku qiyaasey waa xildhibaanimo doon. Waayo xukumadda Moqdisho inta badan ninka kursi xildhibaan heysta ayaa golaha soo Galla. Xukumadda maantu waa kumeel gaadh.


Ninba Tacabkii Talloy Ka Maal

 

W/Q: Hon-Envoy Abdirizak Diinaari

 

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...